Africa oo noqotay mid laga cabsado, africa oo soo laabtay maamuli doontana dhinaca kubada cagta ee aduunka iyadoo inagu soo hayso koobkii aduunka, africa waxay xasuusan doontaa 2002dii wakhtigaas oo ahyd wakhti dahabiya.
Ciyaar yahankii waynaa ee reer brazil ee pele oo sadex koob aduun ku guulaystay ayaa sanadii 1974tii waxaa uu sadaaliayay ina 2000 uu ku guulaysan doonaan koobka aduunka qaarada africa wadan kamida, 21 sano ka bacdi xiliga sadaasha uu ku sheegay wali ma ay qaadin africa koob.
Wadanka kaliya ee u dhawaaday inuu sadaasha rumeeyo ayaa ah senegal oo sanadii 2002dii wacdaro ka dhigtay koobkii aduunka ee lagu qabatay korea iyo japan, iyagoo garaacay wadamo waawayn ugana soo gudbay heerka groupyada sideed dhaamdkana soo gaadhay halkaas oo lagu reebay.
Mar kale sengal oo laga cabsanayo 19 sano kadib, sengal ayaa dib u heshay ciyaartooyo cajiiba taas oo looga cabsanayo koobka aduunka 2022 qatar ee sanadka fooda inagu soo haya.
Waxay dheeli doonaan laba ciyarood iyagoo la ciyaari doona xulka qaranka namibia tadobaadkan inagu soo food leh ayayna la ciyaari donaan, labadaa ciyaarood ayaa lagu qiimayn doona ciyaartooyda sida ay isula haystaan ciyaartooyda tayada sare leh ee ay haystaan xulka qaranka senegal.
Sadio Mane oo ah hogaamiyaha xulka qaranka sengal ee wakhtigan, waxa uu u suftay xulkiisa 78 kulan oo u dhaliyay 25 goal isagoo ciyaartiisi kowaadna ka soo muuqday sanadkii 2012.
Eduardo Mandy oo ah goolhayaha kowaad ee kooxda chelsea ayaa isguna goosha waardiye uga ah, halaka difaacana ay joogan labada aadka uga dhex muuqda kooxa yurub ee kalidou koulibaly kouyate iyo abdo diallo.
Idriss Ghana Gueya ayaa ah xidigaha ay haystaan, halka nampalys mendy oo u ciyaara kooxda Leister City iyo kouyate oo ay iyaguna yihiin laaciibnta khadka dhexe ee diyaarka ah.
Faalada hoose noogu reeb argatidaa ah inay ku guulaysan karto koobka aduunka senegal.
Comments
Post a Comment