Bruno Fernandes oo dhaawacmay, &gabi ahaanba seegi doono kulanka liverpool.

 ⚽⚽⚽⚽⚽Bruno Fernandes oo dhaawacmay &gabi ahaanba  seegi doono kulanka liverpool.

Jumaca Wanaagsan Akhriste  

 


Warar sheegaya inay Man United  si wayn uga walwalsantahay xaalada kubad sameeyeheeda Bruno Fernandes kaas la sheegayo inuu tababrka soo galay isgoo lug ka dhutinaya xili ay kusoo food leedhay kulanka axada oo ay la ciyaarayaan kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Liverpool.

Maqanaasha kooxdan ayaa dhabar jab xoogan ku ah kooxda Man United kulanka axda ee todobaadkan, Man united ayaan wax guula gaadhin sadaxdii kulan ee u danbaysay ee horyaalka, gushii cidhiidhiga ahyd ee Atlanta ayaa culays aan badnayn ka qaaday tababrah ree Norway.

Tababare Solskjaer ayaa ka warqaba in kooxdiisu hadiiba ay ku bilaabanto qaab gaabisa ay sahlanaan doonin inay soo laabsho kale samayso.

Hadii ay Red Devils guuldaro kala kulmaan axada kooxda Liverpool oo ay si wayn u xifaaltamaan ayay todoba dhibcood ka danbayn doonaan kaliya 9 kulan.

Sida uu sheegayo wargayska The Sun, Fernandes ayaa ahaa mid aad u dhutinaya markii uu ka soo muuqday tababar soo kabasho ah oo ay kooxdu samaysay kadib guushii 3-2 hyd e ay ka gaadhay Atlanta habeen hore.


Comments