Maxaa ka cusub suuqa kala iibsiga iyo maanta, waa ciyaaryahandii kuwa loogu doonitaanka badanyahay



SUUQA KALA IIBSIGA :

Liverpool oo weraryahan  doonaysa, Barcelona oo daafac suuqa  dhigtay, xili Man United, Man City, iyo Chelsea, isku haystaan xidga reer Egland ee Harry-Kane. 

 Arsenal ayaa diirada saaraysa wareryahanada reer england ee Calvert-Lewin iyo ollie watkins balse dhibaato kala kulmaysa sidii ay ugla soo sexaxan lahayen koxaaha reer egland ee Everton iyo Aston Villa.



Man City, Chelsea, iyo Man united ayaa xoog ugu dagaalamaya ciyaryahanka da'diisu tahay 16 sano jirka kooxda Stoke City ee Emre Tezgel kaaso lagu tilmaamay inuu kala simanyahay sifooyin badan laacibka reer egland ee Harry Kane.




Laacibka kooxda leverkusen  ee Florian Wirtz  ayaa waxa ku dagaalamaya kooxo badan oo reer yurub ah kuwaas oo ay hogaaminayaan kooxda Bayern, iyo kooxaha sare ee england premier league.



Man United ayaa laga yabaa inay iibiso mid ahaan Nemanja Matic ama Dony Van Be Beek taas oo loo macaneeyay inay bedal ahan ugu doonayaan laacika kooxda West Ham ee Declan Rice
.


 

Comments

Post a Comment