pogba oo go'aan lama filaana ka qaatay joogitaanka man united, waa maxay go'aanka uu qaatay?



Goaan: paul pogba oo goankii mudo badan la sugayay ka qaatay waayihiisa mustaqbaleed ee kooxda man united.

paul pogba

Xidiga khadaka dhexe ee kooxda man united iyo xulka qaranka reer france ayaa lagu soo waramayaa in uu dadka ka ag dhoow u usheegay inuu doonayo inuu heshiis cusub u saxeexo kooxda reer egland man united, wolow si xoogan loola xiidhidhinayo koxoo ay ka mid yihiin real madrid, paris sain-germain iyo kooxda reer italy ee juventus.


28 sano jirkaaas hishiiska uu hada kula jiro kooxda reer egland ayaa ah hada mid gabaabsiya waxana uu dhacayaa xagaagan fooda inagu soo haya, taas oo keentay in hadal hayn badan ka dhalato kooxda uu ku biiri doono.

Si kastaba ha ahaate, wararka laga helayo xidigan ree france ayaa ah inuu mustaqbalkiisa goaan ka gaadhay uu haatan aanay jirin wax sir ah oo isga u qarsoon.



Wargayska caanaka L'Equipe ayaa ku soo waramaya in paul u jeclaan doono inuu sii joogo kooxdiisa reer egland ee man united taas oo ka dhingan in pogba u qalinka ugu duugi doono heshiis cusub  taas oo ka dhigaysa  mid kamida xidigaha ugu muhaharka badan horyaalka



@Yahye Saleh Ismail

Comments

Post a Comment